hanqar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hanqar1
Magac lab1
Onkod, gugac.
2
Qarax, biriq.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
hanqar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCod weyn oo sida gugaca iwm oo kale ah bixin.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rro, m.dh
-ray, -rtay