Qaamuusle LogoQaamuusle

gantoob

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gantoob1
Magac lab
1
Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa.
2
Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob¹.
gantoob2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob².
Is-rogga falkan

-bay, -btay