garabgal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
garabgal1
Magac lab1
Taakuleynta loo geysto qof tabar yar iyada oo gacanta laga qabanayo.
2
la midka ah (ld):
garabgelid
garabgal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinayo.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay