Qaamuusle LogoQaamuusle

garabyeel

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

garabyeel1
Magac lab
Garab u noqod; taageero; hiillo.
garabyeel2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Gacanqabasho; taageero siin.
Is-rogga falkan

-eelay, -eeshay