Qaamuusle LogoQaamuusle

garnaq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

garnaq1
Magac lab
1
Dhexdhexaadin loo sameeyo dad wax isku haya.
2
la midka ah (ld):
garniqid
garnaq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U g.: laba qof oo wax isku haya dhexdhexaadin.
Is-rogga falkan

-qay, -qday; -niqi