Qaamuusle LogoQaamuusle

garqaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

garqaad1
Magac lab
la midka ah (ld):
garqaadid
garqaad2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax hoggaamin.
Tusaale
Cali baa ragga u garqaaday
2
(f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqid.
Is-rogga falkan

-day, -dday