Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
gunnad
Magac dheddig
Weel yar oo caw, dun iwm ka samaysan oo leh midabyo badan iyo aabbur waxyaabaha udgoon oo la shito lagu rito.
Wadarta Magacan
-do, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: gun
Magac dheddig
2: gunaad
Magac lab
3: gunaadsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: gunaadsanaan
Magac faleed dheddig
5: gunaadsanaansho
Magac lab ama dheddig
6: gunaanad
Magac lab
7: gunaanadan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: gunaanadid
Magac faleed dheddig