hoor
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hoor1
Magac lab1
Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya.
2
Illin.
hoor2
Magac labKiimikaWejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.
hoor3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Roob di'id.
2
Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay