Qaamuusle LogoQaamuusle

walbahaar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

walbahaar1
Magac lab
Welwel, murugo.
walbahaar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dareen murugo leh la gam'i waayid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay