Qaamuusle LogoQaamuusle

horyaal

Magac lab
1
Madax; horfiiq.
2
Cidda koobka ciyaarta ku guulaysato.
3
(-llo, mdh.) Xakabadda ceelasha kan ugu weyn oo ugu hooseeya.
Wadarta Magacan

-llo, m.dh