huruuf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
huruuf1
Magac lab1
Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo.
2
la midka ah (ld):
huruufid
huruuf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid colaad wejiga uga muujin.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fay, -ftay