Qaamuusle LogoQaamuusle

islis

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

islis1
Magac lab
Is xoqid xoog leh oo laba shey ka dhex dhaca.
islis2
Magac labFiisikis
Xoogga caabbinaya socodka dul marka loo eego dul kale oo ay is taabanayaan.
islis3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Is xoqid.
Is-rogga falkan

-say, -stay