Qaamuusle LogoQaamuusle

jaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jaan1
Magac lab
1
Caano geel oo aad u dhanaan.
2
Biyo kharaar oo dhano ah.
3
Ciid dhanaan; carro seel.
4
Caws aan loo baahnayn oo dalagga la soo baxa.
jaan2
Magac dheddig
1
Cad yar oo saan ah oo loo jaray qaab kabeed.
2
Meel bannaan.
3
Gabal yar oo shay ah.
4
Kab dhammaatay.
5
Naqshad farsamo.
6
(muus.) Ridmada sacabka iyo lugaha laga sameeyo marka ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka la ciyaarayo.
Wadarta Magacan

-aamo, m.l