Qaamuusle LogoQaamuusle

jadeerwac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jadeerwac1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
jadeerwicid
Aadista meel aad u fog la aado
2
Oggolaansho la'aan.
3
Naxariis, jixinjix.
jadeerwac2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Meel aad u fog aadid.
2
Wax diidid.
3
Cid u jixinjixid.
Is-rogga falkan

-cay, -cday; -wici