Qaamuusle LogoQaamuusle

joogjooge

Magac lab
1
Dhis maqaar, qoryo, iyo caws laga sameeyo oo qaab nirgood ama weylood leh oo la tuso hasha ama saca ilmihiisu dhinto, si uu u godlado.
2
Socod dheer oo aan nasiino lahayn oo maalin la socdo.
Wadarta Magacan

-gayaal, m.l/dh