kalhuuris
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kalhuuris1
Magac labDaawoMuddada u dhexeysa marka qof jeermi qaado iyo marka lagu arko astaanta ugu horreysa ee cudurka.
kalhuuris2
Magac dheddigXilliga u dhexeeya marka ukunta la dhalo ilaa inta ay ka dillaacayso.
Wadarta Magacan
-syo, m.dh