Qaamuusle LogoQaamuusle

karood

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

karood1
Magac lab
1
Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar.
2
Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay.
3
la midka ah (ld):
baroodid
karood2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Cudur nafley degdeg u dilid.
2
la midka ah (ld):
barood²
Is-rogga falkan

-day, -dday