kood
Magac lab
1
Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood.
2
Hadal hoos laysugu sheego; faq.
3
Xodxodasho.
4
Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow.
5
(m.l./dh) (- do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
Wadarta Magacan
-dad, m.l