Qaamuusle LogoQaamuusle

koosaar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

koosaar1
Magac dheddig
Hilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. ld goosaar¹.
koosaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Cunto iidaan ku darid. ld goosaar².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay