Qaamuusle LogoQaamuusle

mudan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mudan1
Magac lab
Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.
Wadarta Magacan

mudan, m.l

mudan2
Magac dheddig
1
Erey tilmaama naag sharaf mudan.
2
(m.u) Dad muhim ah.
mudan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Qof wax u qalama ahaansho.
2
Qof wax sharaf huwan ahaansho.
Is-rogga falkan

-dnaa, -dnayd