Qaamuusle LogoQaamuusle

lammaan

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

lammaan1
Magac lab
1
Nafley laba isdhashay ah oo meel ku wada sugan.
2
Labo weligood wada socda.
3
la midka ah (ld):
dammaan
lammaan2
Magac labBaayoloji
Marka la sharraxayo bu'da, unug ama noole leh labanlaabka tiro dhiman oo koromosooma ah ee astaanta sinjiyada.
lammaan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Nafley laba isdhashay wax meel ku wada sugan ahaansho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd