Qaamuusle LogoQaamuusle

midabgaddoon

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

midabgaddoon1
Magac lab
Isbeddelka ku dhaca wax midabkiisa. ld midabgaddoomid.
midabgaddoon2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax midabkoodu beddelmay noqosho.
Is-rogga falkan

-oomay, -oontay; -oomi