liifan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
liifan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax caatobay noqosho.
Is-rogga falkan
-fmay, -fantay; -fmi
liifan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax caatoobay ahaansho.
Is-rogga falkan
-fnaa, -fnayd
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-fmay, -fantay; -fmi
-fnaa, -fnayd