Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
maaggan
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 4aad
1
(f.g) Qof mid kale ku gardaroonaya ahaansho.
2
(f.mg) Qof raba in uu wax sameeyo ahaansho.
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: maab
Magac lab
2: maaci
Magac dheddig
3: maacuun
Magac lab ama dheddig urur
4: maad
Magac dheddig
5: maadaama
Xiriiriye
6: maadad
Magac lab
7: maadasho
Magac faleed dheddig
8: maaddaama
Xiriiriye