Qaamuusle LogoQaamuusle

madaxshub

Magac lab
1
Sadaqo loo bixiyo qof haween ah oo dhintay.
2
Allabbari haweenku bixiyaan marka ay soo sid- dhaweeyaan; kuraysi; taraaraysi; sagaalaysi.