Qaamuusle LogoQaamuusle

maluuqan

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax timaha laga wada xiiray ahaansho (qof).
2
Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
Is-rogga falkan

-qnaa, -qnayd