maqaarsaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maqaarsaar1
Magac lab1
Saaridda hal ama sac ilmo ka dhintay maqaarkiisa loo saaro ilmo kale si ay ugu godlato.
2
M. ah: qof waxa uu u magacaabanyahay aan awood u lahayn.
3
la midka ah (ld):
maqaarsaarid
maqaarsaar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHal ama sac ilmo aysan dhalin maqaar u saarid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay