Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
maqnaddiis
Magac lab
1
Maaddo dhulka oogadiisa iyo gudahiisa laga helo oo awood u leh soo jiidashada biraha.
2
Xoog wax soo jiita.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: maqaal
Magac lab
2: maqaalad
Magac dheddig
3: maqaale
Magac lab
4: maqaalin
Magac dheddig
5: maqaalo
Magac dheddig
6: maqaame
Magac lab
7: maqaan
Magac lab
8: maqaar
Magac lab