marmaarri
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
marmaarri1
Magac lab1
Dhaqdhaqaajinta wax meel la gelinayo aayar loo dhaqdhaqaajiyo.
2
la midka ah (ld):
marmaarriyid
marmaarri2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Ku m.: wax meel daloosha ku khasbid.
2
Awr koron ah aad u cayilin.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday; -iyi