Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
maroojis laba cirifle
Magac lab
Kiimika
Taranta soo baxda marka la isku dhufto saldanabka togan (ama midka taban ee saxar) iyo fogaanta u dhaxaysa labada saldanab.
Wadarta Magacan
-ayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mar
Magac lab
2: maraa
Magac lab
3: maraabayn
Magac faleed dheddig
4: maraabe
Magac lab
5: maraabee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
6: maraabo
Magac dheddig
7: maraaci
Magac lab
8: maraaciyid
Magac faleed dheddig