maslax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maslax1
Magac lab1
Heshiis la dhex dhigo laba dhinac ama ka badan oo muransan.
2
la midka ah (ld):
maslixid
maslax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Laba qof oo dagaalsan heshiisiin.
2
Cid wax ay gocanayso ama ka carootey ku raaliggelin.
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -lixi