mayay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mayay1
Magac labRoob xoog leh oo maalinta gelinkeeda hore da'a. ld mayaay¹.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
mayay2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMaalin gelinkeeda hore, roob di'id. ld mayaay².
Is-rogga falkan
-yay, -yday