Qaamuusle LogoQaamuusle

mayran

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mayran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax la mayray noqosho.
2
Dhar iwm midab bixid.
Is-rogga falkan

-rmay, -rantay; -rmi

mayran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax la mayray ahaansho.
Is-rogga falkan

-rnaa, rnayd