Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
miishmiisho
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Cunto ama cabbitaan si tartiib ah u cunid ama u cabbid.
2
Hawl qabashadeeda ka warwareegid.
Is-rogga falkan
-shtay, -shatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mi'i
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
2: miibac
Magac dheddig
3: miicila'
Magac dheddig
4: miid
Magac dheddig
5: miidaami
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: miidaamin
Magac faleed dheddig
7: miidaamis
Magac lab
8: miidaamo
Magac dheddig