muraaradillaac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
muraaradillaac1
Magac labNaxdin weyn oo lala argaggaxo; qarracan. ld marooradillaac¹.
muraaradillaac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSi aad ah u nixid. ld marooradillaac².
Is-rogga falkan
-cay, -cday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday