murcud
Magac lab
1
(bot.) Geed weyn oo qodax gaagaaban iyo caleemo yar-yar oo cagaaran leh, oo dhala miro kulkulucsan oo dhexda laf weyni uga jirto, dhadhan dhanaan ahna leh oo la cuno.
2
Miraha geedka murcudka. ld murcood.
Wadarta Magacan
murcud, m.dh