Qaamuusle LogoQaamuusle

musaraar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

musaraar1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
musaraarid
Ku farxidda qof aad ugu farxo wax uu helay
2
Argagax ama sas ama wax kale oo lala maanwareero; jidbo.
musaraar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qof si aad ah u farxid, musaraar ku dhicid. ld musareer², musuraar².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay