Qaamuusle LogoQaamuusle

nashnaashi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

nashnaashi1
Magac lab
Qurux iyo wanaag wax loo yeelay. ld naashnaashi¹.
nashnaashi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Qurux iyo wanaag wax u yeelid. ld nashnaash².
Is-rogga falkan

-iyay, -isay