qaamowqanshiir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaamowqanshiir1
Magac labCudur ku dhaca qanjirada oo barariya in muddo ah; camanbafuufi.
qaamowqanshiir2
Magac labDaawoCudur la isqaadsiiyo oo ku dhaca caruurta da'dodu u dhaxyso shan (5) ilaa shan iyo toban (15). Bararka qanjirka calyada oo ku yaal daanka hoose dadabiisa ee labada dhinacba, waxa ka horreeya: qandho, madax-xanuun iyo matag bararka labada qanjir way kala hormaraan mararka qaarkoodina mid keliya ayuu cudurku ku dhacaa.