qaar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaar1
Magac lab1
Qayb wax ka mid ah; in, wax, qayb.
2
Jirka nafleyda labadiisa qayb mid ka mid ah.
3
Dhanka dambe.
4
Ardaaga aqalka.
5
Xero yar oo xerada weyn dhexdeeda laga sameeyo oo xoolaha inta caano nuugga ah la geliyo; edeg.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
qaar2
Magac dheddig1
la midka ah (ld):
qaare
Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu dagaallamo; huur
2
Cayaar shaxeed aan la baajin karin kataanteeda. ld qaare
Wadarta Magacan
-ro, m.l
qaar3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadUbax, caleen iwm dhadid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay