Qaamuusle LogoQaamuusle

qaddac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaddac1
Magac lab
1
Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro.
2
Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad.
3
la midka ah (ld):
qaddicid
qaddac2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax goyn.
2
Ka q.: qof saad kala goyn.
Is-rogga falkan

-cay, -cday; -dici