qallajis
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qallajis1
Magac labla midka ah (ld):
qallajin
qallajis2
Magac lab ururCilmiga-naflaydXamaarato yar oo jaadad badan ah oo leh dhex dhuuban, dabo dhuuban iyo afar addin oo sida badan ku nool dhulka kuleylaha ah.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay