Qaamuusle LogoQaamuusle

qallal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qallal1
Magac lab
1
Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena.
2
Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl.
3
la midka ah (ld):
qallalid
qallal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax qoyanaa engegid.
2
Qof sarco qaba suuxid.
3
Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
Is-rogga falkan

-alay, -ashay