qanjir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qanjir1
Magac lab1
Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay
2
Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn.
3
la midka ah (ld):
qanjirid
ld qanjidh
qanjir2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadBadar siiba digir karis xumo awgeed bislaan waayid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay