Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qasac
Magac lab
Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad.
Wadarta Magacan
-cyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qas
Magac lab
2: qasaal
Magac lab
3: qasaalan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: qasaalasho
Magac faleed dheddig
5: qasaalid
Magac faleed dheddig
6: qasaalnaan
Magac faleed dheddig
7: qasaalnaansho
Magac lab ama dheddig
8: qasaalo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad