Qaamuusle LogoQaamuusle

rabbaysan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

rabbaysan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Ubad si habboon u barbaarid.
2
Xayawaan rabbaayad noqosho.
Is-rogga falkan

-smay, -santay; -smi

rabbaysan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Ubad si habboon u barbaaray ahaansho.
2
Xaya- waan rabbaayad ahaansho.
Is-rogga falkan

-snaa, -snayd