Qaamuusle LogoQaamuusle

rogmo

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax qalibmay noqosho (baabuur).
2
Wax sidii ay ahaayeen si ka duwan noqosho.
3
Hoore wax karaya noqosho.
4
Nafley wax tirtirantay noqosho.
Is-rogga falkan

-maday, -matay