saaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
saaf1
Magac lab1
S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey.
2
la midka ah (ld):
saafid
saaf2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHilib jiir ah balballaarin.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay