Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
salfar
Magac lab
Kiimika
Curiye kiimiko ah oo summaddiisu tahay (S) atamka culays-kiisuna yahay 16 oo midab hurdi ah leh oo macdanta ama dhagxaanta karkarin looga miiro waxyaalo badanna lagu qabsado.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: sal
Magac lab
2: sal-habdhis-tirooyin
Magac lab
3: sal-jibbaar
Magac lab
4: sal-kadhaban
Magac lab
5: sal-logardam
Magac lab
6: sal-tiro
Magac lab
7: salaad
Magac dheddig
8: salaaf
Fal magudbe, isrogrogga 1aad