ta (Magacuyaal tilmaame dheddig) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
ta
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
62 jeer ayaa la eegay
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
Magacuyaal tilmaame dheddig
kuwa, w Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado.
Tusaale
“Ta timid waa Caasho”
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
-ta
(naxwe) Labada qodob oo dhabta ah oo qodbaha kale ka farcamaan midkood (midka kale waa -ka); waxaa ka farcama -da iyo -sha. Waxaa qaata magacyada dheddig oo ku dhammaada B, F, G, N, R, S.